Wasaaradda Waxbarashada DFS Oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee dalka.

0
232

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Taliinta sare ee Xukumada Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada sare ee Dalka 2021/2022,Wasaaradda ayaa horay ugu diiwaangelisay inay imtixaanka galaan 34,469 oo ardayda, balse waxaa u fariisatay 33,468 oo arday, sidaas waxaa uga haray imtixaanka oo aan gelin ama u fariisan 1,001 Arday.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here