Wasaaradda Waxbarashada Dalka oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanka dugsiyada sare

0
320

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka.

Tirada guud ee ardada imtixaanka oo ka dhacay 114-xarun ayay galeen arday tiradoodu tahay 33,727 waxaana gudbay 25,177 , halka ay ku hareen 8,550-arday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here