Wasaaradda Warfaafinta KG Oo Tababar Kor Loogu qaadaayo Aqoonta Wariyaasha uga Furtey Baydhabo

0
351

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ku dhawaad 20 tan weriyaal oo ka howlaga magalaada Baydhabo ayaa loo qabtey tababar uu socon doona muda Seddax maalin ah kaaasi oo lagu baran naayo sare u qaadida tayada howlwadeenada iyo weriyaasha.

Waxaana siminaarkaan soo qaban qaabisey wasarada warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya ayidoo kaashaneyso hay,ada USAID.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here