Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KG oo Tababar U Qabatey Gudiga Biyaha ee Degmada Xudur.

0
215

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkan oo ku saabsanaa Maamulka iyo Maareynta biyaha ayaa socon doona mudo afar maalmood ah waxaana loo gabtay Gudiga biyaha ee degmada Xudur sidii ay uga shaqeyn lahaayeen in shacabka Xudur ay helaan biyo nadiif ah.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here