Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha KG Oo Soo Gabagabeysey Ololaha Daaweynta Biyaha oo Mudo Ka Socdey Baydhabo.

0
361

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadk Biyaha Dowlad Gobaleedka koonfur galbeed Soomaaliya ayadoo ay kaashaneysay Hay’addaha Bahwadaagta la tahay ayaa waxay Magaalada Baydhabo Ku soo gabagabiyeen Ololaha Daaweynta Biyaha gaar ahaan Goobaha Bulshada Biyaha ay Ka cabaan ee magaalada.

Ololaha Daaweynta Ceelasha Biyaha ayaa soconaayeey 10kii maalmood ee la soo dhaafay waxaana Ahmiyada lagu saaraayey goobaha muhiimka ah oo ay bulshada ay ubadan yihiin sida dadka u heli lahaayeen biyo nadiif ah.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here