Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxey soo geba gebesey tababar muddo labo maali ah socdey kaasi oo ku saabsanaa qorsheynta baahiyaha ka jira Magaalada Baydhabo gaar ahaan barkacyaasha.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera