Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha KG oo sheegtey in Muhiimad gaar ah ay siin doonto Shaqaaleysiinta Dhalinyarada.

0
244

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sida ay sheegtey wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya in ay waddo qorshiyaal badan oo ku aadan barnaamijo lagu shaqaaleysiinaayo ama shaqo abuur loogu sameynayo boqolaalka dhalinyaro oo shaqo la’aanta ku ah Degaanada koonfur galbeed kuwaas oo ay is kugu jiraan kuwo waxbarashada ilaa iyo heerka jaamacadeed gaarey iyo kuwo kale.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here