Wasaaradda Qorsheynta KGS Oo Qabatay Kulan lagu soo bandhigayay waxqabadka todobo wasaaradood

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ayaa ahaa mid lix biloodla ah oo ay isagu yimaadaan qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowlad Goboleedka KG kaasi oo diirada lagu saaro waxqabadka Hey’addaha dowlada iyo sida ay u gaarayaan Adeegyada Dowladu siiso Shacabka, waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqalaaha Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here