Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta DGKGS oo Soo Saartey Awaamiir Ku Aadan Bisha Barakeysan ee Ramadaan .

0
290

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiir ku xigeenka wasarada awqaafta iyo arimaha diinta ee Dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaaliya Mudane Bare Aadan Abdi oo uu shir jaraa’id ku qabtey magaalada baydhabo Ee xunta gobolka baay ayaa waxaa uu sheegey in wasarada ay Soo saartey awaamiir ku aadan bisha barakeysan ee Ramadaan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here