Wasaaradda Maaliyadda KG Oo Baydhabo Ku dahfurtay Tababar ku Saabsan Qaadiista Canshuurta Guriyaha ee Magaalada Baydhabo.

0
443

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan Oo ahaa Mid Loo Qabtey Gudoomiyaasha Tobanka Xaafadood Ee Magalada Baydhabo, Ciidamada Ilaalinta Canshuuraadka KG Iyo Qaar Ka Mid ah Bulshada Ku Dhaqan Magalada Baydhabo ayaa Intiisa Badan Waxaa Diirada Lagu Saarey Sidii Xal Waara Looga Gaari Lahaa Canshuurta laga qaadi doono Guriyaha Ku Yaala Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here