Wasaaradda Kheyraadka iyo Biyaha KG Oo 30 Ceelbiyood Ka Sameysay Nadiifin iyo daweyn.

0
241

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Olalahan ayaa socon doono muddo shan maalin ah ayadoo shaqaalaha wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Koonfur Galbeed iyo qaar ka mid ah guddoomiye xaafadeedyadu ay ka bilabeen daaweynta goobaha biyaha sida ceelasha biyaha laga cabo iyo goobaha kale ee biyaha lagu keydiyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here