Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska iyo guriyeynta oo kulan latashi ah oo ku aadan Sharciga dhulka la yeelatey Golaha Deegaanka Xudur.

0
230

Wasaaradda Howlaha Guud iyo guriyeynta dowlada goboleedka KGS ayaa maanata ku daah furtey Magaalada Xudur kulan la tashiga Dadweynaha ee ku aadan Sharciga Dhulka oo ay wasaaraddu horey Usoo diyaarisey oo ay golaha wasiiradana soo ansixiyeen oo hada Horyaala baarlamaanka koonfur galbeed Soomaaliya.

Warkan Waxaa Inoo Haysa Maryen Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here