Wasaaradda Howlaha guud ee KG oo soo saartey awaamiir Ku saabsan in Shirkadaha Dhismiyaasha Ka shaqeya ay iska soo diiwaan galiyaan wasaaradda.

0
218

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda howlaha guud iyo guryeynta dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamed Cali oo shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu kaga hadley amar ay soo saartey wasaaradda in ay qataan shirkadaha ka shaqeeya dhismiyaasha ee ka howlgala degaanada koonfur galbeed gaar ahaan kuwa Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here