Wasaaradda Haweenka XFS Oo ku baaqdey joojinta dadka iska horkeena Bulshada

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiiru-dowlaha Wasaarada Haweenka iyo xuquuqul insaanka Dowlada Federalka Soomaaliya Ahna siihaya Wasiirka Aamino Xasan Cali oo shirjaraaid ju qabatey Magaalada Muqdisho kaasi oo ay kaga hadashey joojinta kicinta baraha Bulashaa laga wado

Wasiirada ayaa sheegtey in ay in ay wasaarada ay ka xuntahay in haweenka ay kow ka yihiin waxa ka socda baraha bulshada taasi oo ay sheegtey in aan loo dulqaadan karin

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here