Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasarada Haweenka Xaquuqal Insaanka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Marwo Fahiima Cusmaan Cumar ayaa Magaalada Baydhabo Ku Daah Furtey Ololaha Gacalo Gabadheydiyey Oo Lagu Ciribtiraayo Gudniinka Gabdhah Kaasi Oo ay Iska Kaashaneyaan Ifraax Foundation Haya’adda UNFBA Iyo Wasarada Haweenka KGS.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir