Wasarada Haweenka iyo Xaquuqal insaanka Dowlada Goboleedka KGS ayaa qaar ka Mid ah Barakacayaasha Ku nool Kaamamka ku yaala duleedka Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobollka Baay Waxey u qabatey Wacigelin Ku saabsan Sida looga hortagi karo Xad gudubyada ka dhanka ah haweenka.
Warkan Waxaa Inoo Haysa Maryen Macalin Abshir