Wasaaradda Haweenka Galmudug oo Kulan dhiiri galin ah la qaadatay Ardayada dhigata jamacadaha Dhuusamareeb.

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo lagu gudi jiro maalinta Haweenka ee 8 maarso ayaa wasiiradda haweenka galmudug waxaa ay kor meertay jaamacahada ku yalaan magaalada Dhuusamareeb si ay u ogaato xaaladda waxbarasho ee haweenka dhigta jaamacaddaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here