Wasaaradda Gargaarka KGS Oo walaac ka muujisay Xaaladda Bani’aadanimo ee ka jirta Deeganada KG.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cabdinasir Abdi Caruush Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KG Oo ka Hadlayay Xaaladaha Bani’adanimo ee ka jirta Deegaanada KGS, gaar ahaan Noolasha Barakacayasha kaga Noolyihiin Xeryaha Baydhabo ayaa sheegay inay jiraan Culeesyo dhinacyo Badaan ah, asagoona tilmamay inay ka cabsi gabaan inay kororto Xaladaha Bani’adanimo

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here