Wasaaradda Gargaarka KG Oo shir looga hadlaayay xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira KGS la qaadatay Hay’adaha Ka howlgala Deegaanada KG

0
337

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Gargaarka Maareynta Iyo Masiibooyinka KG Abdinasir Caruush ayaa Shir Gudoomiyay Shir Looga Hadlayay Xaalada Bani,aadamnimo Ee KG laga sheegay inay ku soo food leedahay sidii loo sameyn lahaa Qorshe lagaga Hortagayo Laguna Jawaabayo Xaalad kasta Bani,aadanimo ay timaada Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa Heyadaha Samafalka ee Ka Howl gala Deeganada Maamulka Kgs.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here