Wasaaradda Gargaarka KG Oo Shaacisay In Tirada Dadka Uu Saameyay Fatahaada Wabiga Shabeele Ee Degmada Afgooye ay aad U Sii Korortay.

0
293

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Gargaarka mareynta masiibooyinka koonfur galbeed Mudane AbdiNaasir Cabdi Caruush ayaa kulan ku saabsan dardargelinta howlaha gargaarka La qaatey Hay’adaha ka howlgala Deegannada koonfur galbeed.

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegey in hay`adaha ka qeyb qadanayaan howlahaani ay wadaan dadaalo ku aadan sidii ay ugu gurmad deg deg ah ugu sameyn lahayeen dadka si aadka ah u sameyey fatahaadkaani` waxeyna tilmaameen in hada qorshahooda uu yahay in gar gaar lagaarsiyo dadka ugu nugul.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here