Wasaaradda Gargaarka KG Oo Magaalada Baydhabo ku qabatay Shir looga Hadlaayay Xaaladda Abaarta Ee ka Jirta Deegaanada KGS.

0
181

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Gargaarka Maareynta Iyo Masiibooyinka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magalada Baydhabo Ku Qabtay Shir Looga Arinsanaayey Xaaladaha Abaaha Ee Ka Jira Degaanada Konfur Galbeed Soomaliya.

Shirka ayaa Waxaa Ka Soo Qeyb galey Qaar Ka Mid ah Hay’addaha Ka Howlgal Dalka, Waxaana Shir Gudoominaayey Wasiirka Wasaarada Gargaarka Maareynta Iyo Masiibooyinka Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here