Wasaaradda Gargaarka KG Oo kaamamka Baydhabo ka waddo wacyi-galin ku aadan ka ganacsiga gargaarka.

0
54

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda gar gaarka mareynta iyo masiibooyinka maamulka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxay waddaa dadaalo ku aadan sidii ay kaga hortagi laheyd ka ganacsiga gar gaarka la gaarsinaayo barkacyaasha magaalada Baydhabo.

Wasaaradda ayaa waxay wacyi-galino ka waddaa kaamamka barkacyaasha si ay uga faa’ideysan lahayeen gurmadka la gaarsinaayo si wax yaabaha gar gaarka loo siyay aysan suuqyada geynin.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here