Wasaaradda Gargaarka KG Oo Hay’addaha Gobolka Bakool Ugu Baaqday in ay u gurmadaan Barakacyaasha Xudur.

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gar gaarka maareynta iyo masiibooyinka koonfur galbeed Xildhibaan Maxamed Nuur Cabdi, xildhibaanad Shukri Faarax iyo maamulka gobolka bakool ayaa waxey kormeer ku tageen qaar kamid ah kaamamka ku yaala degmada Xudur kuwaasi oo ay ku jiraan boqolaal dad ah oo sameysey abaarta ka jirta gobolkaasi.

Warkung Waliba nig Haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here