Wasaaradda Gargaarka KG Oo Baydhabo Ka Wada Kulamo Lagu Wacyigelinayo Bulshada Magaalada.

0
308

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Casharo Ku Saabsan Wacyigelinta, Digniinaha hore ee Yareynta Masiibooyinka ayaa Waxaa Magalada Baydhabo ku bixineysa Wasaarada Gargaarka Maareynta iyo Masiibooyinka Koonfur Galbeed ,Waxaana la siinaayay Qaar Ka mid ah Ururada Haweenka,Dhalinayarada iyo Aqoon yahanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here