Wasaaradda Gargaarka KG Iyo Hay’adda WFP Oo Rashiin Gargaar ah Gaarsiyey Degmada Qansax Dheere.

0
331

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyadoo Degmada qansax dheere ee gobolka baay ay ka jirto xaalado adag oo Bini’aadinimo ah ayaa waxaa gar gaar raashiin ah gaarsiyey Wasaaradda gar gaarka iyo mareynta masiibooyinka koonfur galbeed oo ay ka shaneyso hay’adda WFP kuwaasi oo ah wajigii kowaad oo ay ka soo jawabaan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here