Wasaaradda Gar gaarka Galmudug oo Sheegtay in ay wadan qorshe lagu Hagaajinayo Biyo xireennada dhuusamareeb.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo asbuuc ka hor qaar kamid ah xaafadaha Dhuusamareeb looga barakacay daadad ka dhashay roobka Guga oo dhowaan curtay ayaa agaasimaha guud ee wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta Musiibooyinka Galmudug Cumar Xasan Xaaji oo waraysi siiyay Warbaahinta waxaa uu bulshada la wadaagay talooyin ku aaddan xakamaynta daadadka.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here