Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha KG Oo kulan la qadatay guddiga wacyigalinta cudurka Covid19 iyo Ganacsatada Magaalada Baydhabo.

0
288

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaan ayaa Looga Arinsanayay Sicirka Qiimaha Raashinka Qudur Duruuriga Ah iyo Sarifka Lacagaha Qalaad oo Sara U kac Laga dareemayo dhibaatadaas Sababta Keentayna ay tahayna Cudurka Corona Virus Waxaa Kulanka Soo qaban qaabisay Wasaarada Ganacsiga Dowlad Goboleedka KG Ayna Goobjoog ahaayeen Ganacsatada Magaalada Maamulka Degmada Baydhabo iyo Xubno Katirsan Golaha Wasiirada KGS.

Warkan waxaa inoo Haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here