Wasaaradda Gaadiidka KGS Oo ugu baaqdey wadayaasha Gawaarida inay isa soo diiwaan geliyaan.

0
298

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaradda Gaadiidka cirka iyo dhulka dowalada Gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya iyo taliska ciidanka ilaalada nabada galiyada wadooyiinka ayaa soo saarey Awaamir cusub oo ku aadan gaadiidka oo aysan laheyn dukumiintiyada baaburta ka Shaqeyaan Baydhabo iyo Guuda Ahaan Degmoyinka Maamuulka.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here