Wasaaradda Gaadiidka KG Oo Magaalada xuddur ee xaruunta Gobolka Bakool gaarsiisey Agabka Dhismaha terminalka Ee garoonka diyaaradaha ee Degmadaasi.

0
253

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waa markii labaad oo diyaarad sida agabka dhismaha garoonka soo gaarta magaalada xuddur tan iyo bilowgii aasaaska terminaalka garoonka degmada xuddur oo hada meel gebo gebo ah maraya.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here