Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka KG Oo Sheegtay in Amar la’aan Diyaard ku soo dagi karin Garoomada KG.

0
406

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhamaan Gobalada Dalka Ayaa Waxaa Laga Mamnuucay Diiyaradaha Sababa La xariira Cudurka Corona Hada waxaa jira Diyaarada Xamuul ah oo ka dega Gobolada Dalka.

Wasaarda Gaadiidka Duulista Hawada KG Ayaa Manta Soo saartay AMar ah in Iyadoon Lasoo wargelin Wasaarada Gaddiidka Duulista Hawada aysan diyaarad kasoo degi Karin Garoomada KG Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Duulista Hawada KG Hassan Hesein Mahamed Isagoo Ujeedka Amarkaan loo soo saaray ay tahay in dib u habeyn lagu sameynayo Garoomada iyo Ogaanshaha Dhaqdhaqaaqa Diyaaradaha

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here