Wasaaradda dhalinyarada KG Oo dhiira-gelin u samaysay dhalinyaro ka qeyb qaadatay mashruuca Nabadeynta Dhalinyarada.

0
290

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaan oo ahaa mid lagu dhiiragelinaayay 240 oo ka mid ah Dhalinyarada Gobalka Baay, kana faa’ideysanayeen Mashruuca Nabadeynta dhalinyarada oo ay si wadajir ah u fulinayaan Tubta Nabada iyo Ma’cadka Nolal iyo Nabad ayaa lagu qabtay Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here