Wasaaradda Cadaalada KG Oo Heshiis Ku saabsan Horumarinta Cadaalada iyo Wacyigalinta La saxiixatey Hay’adda EAJ.

0
328

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Heshiiskaan ay Kala Saxiixdeen Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka KG Iyo Mashruuca EAJ Kaasi oo Fududeynaya Barnaamijka Balaarinta Hanaanka Cadaalada Wacyigelinta Dhisitaanka Hey,adaha Garsoorka Dowlad Goboleedka Iyo Sidii Loo Balaarin Lahaa Maxkmadaha Ku yaala Dowlada Goboleedka KG Dhamaan Seddexda Gobol Ee KG Ka kooban tahay.

Mushruucaan ayaa wado Taaba galintiisu EAJ Oo Taageera Mashaariicda Lagu Hormarinayo Kor u qaadida Awooda iyo Tayada Hanaanka Cadaaladeed Ee KG.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here