Wasaaradda Caafimadka KG Oo Magaalada Baydhabo Ku Dah-furtay Wareegii Sedaxaad ee Talaalka Dabeysha.

0
214

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimadka Koonfur Galbeed ayaa Maanta si rasmi ah ugu daahfurtay Magalada Baydhabo wareegii sedaxaad ee talaalka Cudurka Dabeysha (mOPV3). Furitaanka Munaasabada waxaa ka soo qeyb galey Ku simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo qaar ka mid ah Agaasime waxeedyada shaqaalaha Wasaaradda iyo wakiilo ka kala socdey Hay-addaha UNICEF iyo WHO.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here