Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Caafimaadka Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawziya Abikar Nur oo daah-furtay mashruuca ayaa sheegtay inuu mashruucani yahay mid wax badan kusoo biirin doona dadaallada loogu jiro wax ka qabashada caafimaadka dhimirka oo mudadaan dambe kusoo badanaya Soomaaliya.
Wasiirka ayaa u mahad celisay deeq-bixiyaha mashruuca oo ah hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan xaga nabadda (UN Peacebuilding).
Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade