Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Sheegtey in ay hirgilin doonto Hey’adda maareynta Daawada,

0
150

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dr Cali Xaaji Aadan Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay Cafimaadka dalka oo yahay mid ka soo kabanayo marxalada kala duwan uu soo maray dalka tan iyo buur buurkii  wuxuuna sheegay inay tayeendoonan Adeegyada cafimaadka Wasiirka ayaa tilmamay inay ku howlannahay hirgalinta Hey’adda maareynta Daawada, si loo koontaroolo tayada Daawada dalka soo gasha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here