Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay in wali cudurka karoona feyris ka jiro dalka.

0
316

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka ku xigeenka wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Soomaaliya Maxamed Saciid Cabdulahi oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hoos u dhac uu ku yimid tirada kiisaska cudurka karoona feyris ee laga helayo gudaha dalka basle wali cudurka uu ka jiro guud ahaan gobollada dalka.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here