Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland Oo agab caafimaad Lagu Wareejiyey

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr.Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa maanta daawooyin iyo agab Caafimaad oo loogu talo galay wax ka qabashadda Xaaladaha degdega ah oo uu ka mid yahay Shuban Biyoodka iyo Xaaladaha Cusbitaalada kala wareegay Hay’adda UNICEF.

Munaasibad kooban oo lagula kala wareegayay daawooyinkan kana dhacday Xarunta Kaydka Daawooyinka ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxa kaydka daawooyinka ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, iyo masuuliyiin ka socotay Hay,adda UNICEF.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here