Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kiisaska Corona virus ee Maanta La Diiwaan Geliyay

0
354

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

Helay: 13
> Somaliland: 8
> Benadir: 5

> Lab: 10
> Dhedig: 3
> Bogsasho: 12
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,731
> Bogsashada Guud: 265
> Dhimashada Guud: 67

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here