Wasaaradda Caafimaadka KGS Oo Magaalada Baydhaba Ku daah furtay Ololaha talaalka Jadeecada

0
208

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimaadka DGKGS ayaa daah furtay Ololaha talaalka jadeecada oo socon doona muddo 5 maalin ah, waxuuna ka dhici doonaa Degmooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba ee Gobolka Baay iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Talaalkan ayaa la qorsheeyay in la siiyo carruur gaareysa 224,700 kun oo qofood si loo xakameeyo cudurkan jadeecada ah ee soo laablaabtay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here