Wasaaradda Caafimaadka KGS Oo Baydhabo Tababar Uga Furtey Qaar Kamid Ah Shaqaalaha Wasaarada.

0
284

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan ayaa ah mid loo qabtay qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,Kaasi oo socon doona Mudo Shan maalin ah,Waxaana Lagu Baran doonaa sidii loo Tayeen lahaa Aqoonta Shaqaalaha iyo Shaqada Wasaarada Caafimaadka.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here