Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Warshada Oksijiin ah ku wareejisey Maamulka isbitaalka weyn ee Gobolka Baay.

0
144

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Cusmaan Xaaji Cabdi oo wehlinayay agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Cabdi Ali dogow ayaa xariga ka jaray Warshada Oxygenka soo saarta oo laga dhisay cisbitaalka Gobalka Baay si ay u dawoosho baahiyaha Oksijiin ee jira.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here