Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Sheegtay in ay Soo Kordhayaan Kiisaska Covid19 Deegaanada Maamulka KG.

0
308

Baydhabo(Radio Arlaadi)– Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Xuseen Mahamed Daahir oo La hadlay Radio Arlaadi ayaa waxaa uu sharaxaad ka bixiyay Xaalada Cudurka Covid 19 Deegaanada Koonfur Galbeed laga Helay Beryihii Lasoo dhaafay iyo Deeganada Laga kala helay.

Agaasimaha Guud Wasaaradda Caafimaadka Koofur galbeed Wuxuu Kaloo sheegay in KG Waqtigaan aan la joogin waqtiqii laga hortagi lahaa Balse la joogo xiligii lala dagaalami lahaa waxa kale uu ka hadlay Xarumaha ay dhiseen iyo sida laga yeelo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here