Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Qalab ku Wareejisey Cisbitaalka Weyn ee Gobolka Baay.

0
415

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Osman Haaji Abdi oo Gudanaya Waajibaadka Ka saaran ogaanshaha Caafimaadka Shacabka Soomaliyed ee Reer Koonfur galbeed ayaa kormeerey qeybaha uu ka kooban yahay Cispitaalka weyn ee Gobolka Baay waxana uu qaarsiiyey Oxygeno looga talagaley in loogu adeego Bukaanada ku jira Cisbitaalka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here