Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Cisbitaalka Gobalka Baay Ku dahfurtay Mashruuca Qaliinka Faruuryaha.

0
263

Baydhabo(Radio Arlaadi)-in ka badan Boqol qof oo isugu jira Dad waaweyn iyo Caruur ayaa Cisbitaalka Weyn ee Gobalka Baay loogu bilaabay Adeegyo Caafimaad oo qaliinka Faruuraha ah ama Darbaanta ah, waxaana iska kaashaday Adeegyadaasi Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed iyo Maamulka Cisbitaalka iyagoo qaliimada ay fulinayaan Dhaqaatiir Ajanabi ah.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here