Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Bilowday Kormeer Lagu Ogaanayo Adeeg bixinta Isbitaalada.

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka Bayhaaw oo ku yaal Magaalada Baydhabo ayaa Waxaa Kormeer Ujeedkiisu ahaa Indha Indheyn Iyo sida ay Bulshada uga Helaan Adeegyo Caafimaad ee Kala Duwan Ku Tagey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka KGS oo ay Weheliyaan Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaarada.

Muhiimada laga lahaa kormeerka ayaa ah in wasaradu ay u kuuragasho Tayada iyo Adeeg bixinta Caafimaadka Ee ay Tahay in Looga Faai’deeyo Bulshada Danyarta ah Si Looga haqab Tiro Baahiyaha ay Qabaan, Kormeerkan ayaa wuxuu qeyb ka yahay qorshaha guud ee wasaaradda, si loo gaaro hiigsiga Wasaaradda Caafimaadka KG.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here