Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Baydhabo ka furtay shir looga hadlayo tayeynta adeegyada Caafimaadka.

0
245
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DGKGS mudane Mohamed Osman Haji Abdi ayaa furay kulanka Isku Duwida Howlaha Caafimaadka ee DGKGS waxaana ka soo qeyb-galay qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka Wakiilo kakala socdey Wasaaradaha Qorsheynta.Arimaha Gudaha iyo Gergaarka Iyo waliba Hay’adaha Wasaaradda kala shaqeeya Howlaha Caafimaadka ee DGKGS.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here