Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle oo Ku baaqday Qaadashada Talaalada ay bixineeyso Wasaaradda.

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboledka Maamulka Hirshabellle ayaa Bulshada Ku nool jowhar Deegaannada hoose yimada ugu baaqday Qaadashada Talaalada ay bixineeyso Wasaaradda si loo yareeyo Cudurada faafa.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka maamulka Hirshabellle dr Muxudiin Mukhtaar Macalin ayaa Bulshada Kunool deegaannada Hirshabeelle kula Dardaarmay Qaadashada Talaalada ay Bixineeyso Wasaaradda.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here