Wasaaradda Beeraha KG Oo Baydhabo kulan kula qaadatay Kambaniyada iyo Hay’adaha kala Shaqeeya Arimaha Beeraha.

0
345

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan ayaa ahaa mid looga hadlayey arrimaha Beeraha Degganada Koonfur Galbeed Somaaliya sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka Beeraleyda gaar ahaan abuurka,waxaana ka soo qeyb galay xubno ka socday wasarada Beeraha,shirkadaha ka shaqeya Beeraha iyo Iskashatada Beeraleyda KGS.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here