Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Tababar u furtay qaar ka mid ah Beeraleyda Jowhar.

0
141

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda beeraha iyo waraabka Hirshabeele oo kaa shaneysa Save the childran ayaa tababar socon doono muddo 5 maalin ah ka furtay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeele.

Tababarkaan ayaa waxaa loo furay qaar ka mid ah iskaashatada beeralayda iyo haweenka beeraleyda ee magaalada Jowhar.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here