Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo ka Hadashay Saameynta Fatahaada Webiga Shabeelle.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Fataahadii ku dhuftay qeybo ka mid ah gobalada uu maro wabiga Shabelle waxa ay saameyn dhaqaale mustaqbalka dhow iyo midka fogba ah ku reebtay wax soo saarkii beeraha.

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Maamulka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim ayaa ka Hadlay Saameynta fataahada Wabiga Shabeelle ee ay ku yeelatay degmooyin iyo deegaano ka tirsan Hirshabeelle.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here